Kitaabka Quduuska Ah

Sekaryaah 1:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba sidaas daraaddeed Rabbigu wuxuu leeyahay, Yeruusaalem ayaan naxariis kula soo noqday. Oo Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Gurigayga waa laga dhisi doonaa dhexdeeda, oo Yeruusaalem korkeeda waxaa lagu fidin doonaa xadhig qiyaaseed.

Sekaryaah 1

Sekaryaah 1:14-21