Kitaabka Quduuska Ah

Sefanyaah 3:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaan idhi, Sida xaqiiqada ah waad iga cabsan doontaa, oo edbin baad aqbali doontaa. Markaas hoygeedu uma uu baabbe'een sidii aan iyada u goostay. Laakiinse aroor horay keceen oo falimahoodii oo dhan way xumeeyeen.

Sefanyaah 3

Sefanyaah 3:6-9