Kitaabka Quduuska Ah

Sefanyaah 3:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wakhtigaas waan idin soo gelin doonaa gudaha, oo wakhtigaas waan idin soo ururin doonaa, waayo, dadyowga dunida jooga oo dhan waxaan idiinku dhex yeeli doonaa magac iyo ammaan, markaan maxaabiistiinnii oo dhan hortiinna ku soo celiyo, ayaa Rabbigu leeyahay.

Sefanyaah 3

Sefanyaah 3:10-20