Kitaabka Quduuska Ah

Sefanyaah 3:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal eeg, wakhtigaas anigaa la macaamiloon doona kuwa ku dhiba oo dhan, oo waan badbaadin doonaa kuwa dhutiya, oo kuwii la eryayna waan soo ururin doonaa, oo kuwii ceebtoodu ay wada gaadhay dhulka oo dhan ayaan u yeeli doonaa ammaan iyo magac.

Sefanyaah 3

Sefanyaah 3:11-20