Kitaabka Quduuska Ah

Sefanyaah 1:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Maalintii weynayd oo Rabbigu way soo dhow dahay, way soo dhow dahay, oo aad bay u soo degdegaysaa. Dhawaaqi maalinta Rabbigu mar dhow buu yeedhi doonaa, dadka xoogga badanuna halkaasay si qadhaadh ah uga qaylin doonaan.

Sefanyaah 1

Sefanyaah 1:8-17