Kitaabka Quduuska Ah

Sefanyaah 1:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Maalkoodu wuxuu noqon doonaa wax la boobo, guryahooduna waxay noqon doonaan meel baabba' ah, haah, oo waxay dhisan doonaan guryo, laakiinse ma ay degi doonaan, oo waxay beeran doonaan beero canab ah, laakiinse khamrigooda ma ay cabbi doonaan.

Sefanyaah 1

Sefanyaah 1:4-17