Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 90:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, maalmahayagii oo dhammu waxay nagu dhaafeen cadhadaada, Oo cimrigayagiina wuxuu u dhammaaday sidii sheeko la sheegay.

Sabuurradii 90

Sabuurradii 90:7-16