Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 90:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, wakhtiga cimrigayagu waxa weeye toddobaatan sannadood, Oo xataa hadduu xoog aawadiis ku sii dheeraado waa siddeetan sannadood, Laakiinse faankiisu waa hawl iyo caloolxumo miidhan, Waayo, haddiiba wuu iska dhammaadaa, oo annana waannu duulnaa.

Sabuurradii 90

Sabuurradii 90:1-12