Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 84:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Rabbiga Ilaaha ahu waxa weeye qorrax iyo gaashaan, Rabbigu wax wanaagsan kalama hadhi doono kuwa si qumman u socda. Wuxuuna siin doonaa naxariis iyo sharaf.

Sabuurradii 84

Sabuurradii 84:8-12