Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 84:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, maalin barxadahaaga la joogo way ka sii wanaagsan tahay kun maalmood oo kale. Intaan teendhooyinka sharka joogi lahaa, Waxaan ka sii jeclaan lahaa inaan guriga Ilaah iridjooge u ahaado.

Sabuurradii 84

Sabuurradii 84:9-12