Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 77:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Maalintii aan dhibaataysnaa waxaan doondoonay Sayidka, Gacantaydu way fidsanayd habeennimadii, mana ay nasan, Oo naftaydiina way diidday in la qaboojiyo.

Sabuurradii 77

Sabuurradii 77:1-6