Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 57:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Naftaydu waxay ku dhex jirtaa libaaxyo, Oo anigu waxaan dhex jiifaa kuwo dab lagu shiday, Kuwaasoo ah binu-aadmiga oo ilkahoodu yihiin warmo iyo fallaadho, Oo carrabkooduna yahay seef af badan.

Sabuurradii 57

Sabuurradii 57:1-6