Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 57:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isagu samaduu caawimaad ka soo diri doonaa, wuuna i badbaadin doonaa, Markuu kan i liqi lahaa i caayo, (Selaah) Ilaah wuxuu soo diri doonaa naxariistiisa iyo runtiisa.

Sabuurradii 57

Sabuurradii 57:1-7