Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 44:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, iyagu dalka kuma hantiyin seeftooda, Oo cududdooduna ma ay badbaadin, Laakiinse midigtaada iyo cududdaada iyo nuurka wejigaaga ayaa badbaadshay iyaga, Maxaa yeelay, raalli baad ka ahayd.

Sabuurradii 44

Sabuurradii 44:1-10