Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 44:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Quruumihii gacantaadaad ku eriday, oo meeshoodii awowayaashayo baad ku beertay, Dadyowgii waad dhibtay, oo dibaddaad ku kala firdhisay.

Sabuurradii 44

Sabuurradii 44:1-7