Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 43:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Naftaydoy, bal maxaad u murugaysan tahay? Oo bal maxaad gudahayga ugu rabshaysan tahay? Ilaah ku kalsoonow, waayo, weli waxaan ammaanayaa Isagoo ah caawimaadda wejigayga iyo Ilaahay.

Sabuurradii 43

Sabuurradii 43:2-5