Kitaabka Quduuska Ah

Sabuurradii 43:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaasaan tegi doonaa meesha allabariga Ilaah, Iyo Ilaaha ah farxaddayda weyn, Ilaahow, Ilaahaygiiyow, kataaradda waan kugu ammaani doonaa.

Sabuurradii 43

Sabuurradii 43:1-5