Kitaabka Quduuska Ah

Ruud 2:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaad fiirisaa beerta ay gooynayaan, oo iyaga iska daba gal. Miyaanan ragga dhallinyarada ah ku amrin inaanay ku taaban? Oo markaad oontidna xagga weelasha tag oo ka soo cab biyaha ragga dhallinyarada ahu soo dhaamiyeen.

Ruud 2

Ruud 2:7-19