Kitaabka Quduuska Ah

Ruud 2:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay wejiga u dhacday, oo dhulka ugu foororsatay, oo waxay isagii ku tidhi, Maxaad raalli iigu noqotay, oo aad ii garatay, anoo ah mid qalaad?

Ruud 2

Ruud 2:7-18