Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 7:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed, walaalahayow, jidhkii Masiixa baa meyd idinka dhigay xagga sharciga, in mid kale idin lahaado, oo ah kii kuwii dhintay laga sara kiciyey inaynu Ilaah midho u soo bixinno.

Rooma 7

Rooma 7:2-11