Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 7:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed inta ninkeedu nool yahay, hadday nin kale naag u noqoto, waxaa loogu yeedhi doonaa dhillo, laakiinse ninkeedu hadduu dhinto, sharciga way ka furan tahay, oo sidaas daraaddeed dhillo ma aha in kastoo ay nin kale naag u noqoto.

Rooma 7

Rooma 7:1-10