Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 6:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin haatan idinkoo dembi laydinka xoreeyey oo aad addoommadii Ilaah noqoteen, waxaad midho ku haysataan quduusnaanta, oo ugu dambaysteeduna waa nolosha weligeed ah.

Rooma 6

Rooma 6:12-23