Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 6:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba wakhtigaas maxaad midho ku haysateen waxyaalaha aad haatan ka xishoonaysaan? Waayo, waxyaalahaas ugu dambaystoodu waa dhimashada.

Rooma 6

Rooma 6:14-22