Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 11:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ilaah dadkiisii uu hore u yiqiin ma xoorin. Mise ma waydaan aqoon waxa Qorniinku ka sheegayo Eliyaas? siduu Ilaah ugu cawday isagoo reer binu Israa'iil ka cabanaya oo leh,

Rooma 11

Rooma 11:1-3