Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 11:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

De waxaan leeyahay, Ilaah miyuu xooray dadkiisii? Ma suurtowdo. Waayo, anba waxaan ahay mid reer binu Israa'iil ah, oo farcankii Ibraahim ah, oo qabiilkii Benyaamiin ah.

Rooma 11

Rooma 11:1-7