Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 10:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin waxaan leeyahay, Miyaan reer binu Israa'iil ogayn? Ugu horraystii Muuse wuxuu yidhi, Waxaan idinkaga hinaasin doonaa kuwo aan quruun ahayn; Quruun aan wax garanayn waan idinkaga cadhaysiin doonaa.

Rooma 10

Rooma 10:9-21