Kitaabka Quduuska Ah

Rooma 10:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin waxaan leeyahay, Miyaanay maqlin? Haah, runtii. Codkoodii wuxuu gaadhay dhulka oo dhan, Hadalkoodiina wuxuu gaadhay dunida meesha ugu shishaysa.

Rooma 10

Rooma 10:13-21