Kitaabka Quduuska Ah

Naxuum 3:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Boqorkii Ashuurow, adhijirradaadii lulo baa haysa, geesiyaashaadii way nasanayaan, dadkaagii wuxuu ku kala firidhsan yahay buuraha dushooda, oo wax iyaga soo ururiyana lama arko.

Naxuum 3

Naxuum 3:14-19