Kitaabka Quduuska Ah

Naxuum 3:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwaaga taajka lahu waa sidii ayax oo kale, oo karraaniyaashaaduna waa sidii kobojaan raxan ah, kaasoo maalintii qabow xaydaanka dhex dega, laakiinse kolkii qorraxdu soo baxdo way iska cararaan, oo meeshay joogaan lama yaqaan.

Naxuum 3

Naxuum 3:11-19