Kitaabka Quduuska Ah

Naxuum 1:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isagu wuxuu canaantaa badda, oo weliba iyaduu engejiyaa, oo webiyaasha oo dhanna wuu wada qallajiyaa. Baashaan iyo Karmel way engegaan, oo ubixii Lubnaanna waa dhaday.

Naxuum 1

Naxuum 1:1-8