Kitaabka Quduuska Ah

Naxuum 1:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu cadho wuu u gaabiya, waana xoog badan yahay, oo kii gardaran sinaba eedlaawe ugu haysan maayo. Rabbigu wuxuu jid ku leeyahay dabaysha cirwareenta ah iyo duufaanka, oo daruuruhuna waa boodhkii cagihiisa.

Naxuum 1

Naxuum 1:2-12