Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 7:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed waxay joogaan carshiga Ilaah hortiisa; oo waxay isaga ugu adeegaan macbudkiisa habeen iyo maalinba; oo kan carshiga ku fadhiyaana wuxuu dushooda ka dhisan doonaa taambuuggiisa.

Muujintii 7

Muujintii 7:10-17