Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 7:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaan ku idhi, Sayidkaygiiyow, waad taqaan. Markaasuu wuxuu igu yidhi, Kuwanu waa kuwii ka soo baxay dhibaatadii weynayd, oo waxay khamiisyadoodii ku maydheen oo ku caddeeyeen dhiiggii Wanka.

Muujintii 7

Muujintii 7:4-17