Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 6:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana markuu shaabadda saddexaad furay ayaa waxaan maqlay xayawaankii saddexaad oo leh, Kaalay oo arag. Oo bal eeg, waxaan arkay faras madow; oo kii fuushanaana wuxuu gacanta ku haystay miisaan.

Muujintii 6

Muujintii 6:2-8