Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 6:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa waxaa soo baxay faras kale oo xamar ah; oo kii fuushanaana waxaa la siiyey amar inuu dunida nabadda ka qaado iyo in dadka midba midka kale dilo; oo waxaa la siiyey seef weyn.

Muujintii 6

Muujintii 6:1-14