Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 5:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay ku gabyeen gabay cusub iyagoo leh, Adigu waxaad istaahishaa inaad kitaabka qaadato oo aad shaabadihiisa furto; waayo, waa lagu gowracay, oo waxaad Ilaah dhiiggaaga ugu soo iibisay dad ah qabiil kasta iyo af kasta iyo dad kasta iyo quruun kasta,

Muujintii 5

Muujintii 5:1-14