Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 5:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markuu kitaabkii qaatay ayaa afartii xayawaan iyo afar iyo labaatankii odayba waxay ku dhaceen Wankii hortiisa iyagoo midkood waluba wato kataarad iyo fijaanno dahab ah oo foox ka buuxo oo ah baryadii quduusiinta.

Muujintii 5

Muujintii 5:5-14