Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 4:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo afarta xayawaan mid waluba wuxuu lahaa lix baal, oo hareerahooda iyo gudahooduba waa indho miidhan; oo habeen iyo maalin midna ma nastaan, oo waxay yidhaahdaan, Quduus, quduus, quduus waxaa ah Rabbiga ah Ilaaha Qaadirka ah, oo jiray oo jira oo iman doona.

Muujintii 4

Muujintii 4:1-11