Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 4:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Xayawaankii kowaad wuxuu u ekaa libaax, xayawaankii labaadna wuxuu u ekaa weyl, xayawaankii saddexaadna wuxuu lahaa weji u eg weji nin, xayawaankii afraadna wuxuu u ekaa gorgor duulaya.

Muujintii 4

Muujintii 4:1-8