Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 21:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu igu yidhi, Iyagu way ahaadeen. Anigu waxaan ahay Alfa iyo Oomeega, iyo bilowgii iyo dhammaadka. Oo kii harraadsan waxaan hadiyad ahaan uga waraabin doonaa isha biyaha nolosha.

Muujintii 21

Muujintii 21:1-12