Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 21:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa kii carshiga ku fadhiyey wuxuu yidhi, Bal eeg, wax kastaba cusayb baan ka dhigayaa. Oo wuxuu igu yidhi, Qor, waayo, erayadanu waa aamin iyo run.

Muujintii 21

Muujintii 21:1-9