Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 21:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo derbigii magaalada aasaaskiisiina waxaa lagu sharraxay dhagaxyo qaali ah oo cayn kasta ah. Aasaaskii kowaad wuxuu ahaa yasbid, kii labaadna wuxuu ahaa safayr, kii saddexaadna wuxuu ahaa khalkedoon, kii afraadna wuxuu ahaa sumurud,

Muujintii 21

Muujintii 21:17-23