Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 18:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

iyagoo meel fog la taagan cabsida caddibaaddeeda, oo waxay odhan doonaan, Waxaa hoogtay oo hoogtay magaalada weyn oo Baabuloon, taasoo ah magaalada xoogga badan! Waayo, xukunkaagu saacad keliya buu ku yimid.

Muujintii 18

Muujintii 18:8-17