Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 17:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa malaa'igtii waxay igu tidhi, War, maxaad u yaabtay? Waxaan kuu sheegi doonaa qarsoodiga naagta iyo bahalka iyada sida oo leh toddobada madax iyo tobanka gees.

Muujintii 17

Muujintii 17:1-12