Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 17:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaan arkay naagtii oo ku sakhraantay dhiiggii quduusiinta iyo dhiiggii kuwii Ciise u markhaati furay. Oo markaan iyadii arkay ayaan aad ula yaabay.

Muujintii 17

Muujintii 17:1-14