Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 17:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa waxaa timid toddobadii malaa'igood oo toddobada fijaan haystay middood, oo way ila hadashay, waxayna igu tidhi, Kaalay halkan, waxaan ku tusi doonaa xukunka dhillada weyn oo biyaha badan ku dul fadhida,

Muujintii 17

Muujintii 17:1-6