Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 16:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa waxaa tagtay middii kowaad, oo waxay fijaankeedii ku shubtay dhulka, oo wuxuu dadkii sumaddii bahalka lahaa oo caabuday sanamkiisii u noqday boog xun oo halis ah.

Muujintii 16

Muujintii 16:1-9