Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 16:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaan maqlay cod weyn oo macbudkii ka yeedhaya, oo toddobadii malaa'igood ku leh, Taga, oo toddobada fijaan oo cadhada Ilaah ku jirto dhulka ku shuba.

Muujintii 16

Muujintii 16:1-9