Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 15:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaan arkay wax u eg bad muraayad ah oo dab ku dhex qasan yahay iyo kuwii iyagoo guulaysan ka yimid xaggii bahalkii iyo xaggii sanamkiisii iyo xaggii nambarkii magiciisa, oo dul taagan baddii muraayadda ahayd iyagoo haysta kataaradihii Ilaah.

Muujintii 15

Muujintii 15:1-7