Kitaabka Quduuska Ah

Muujintii 15:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana waxaan samada ku arkay calaamo kale oo weyn oo cajaa'ib leh, waxayna ahayd toddoba malaa'igood oo haysta toddoba belaayo, oo ahaa kuwii ugu dambeeyey, waayo, waxaa iyaga ku dhex dhammaatay cadhadii Ilaah.

Muujintii 15

Muujintii 15:1-7